MUUQAAL: Xirsi Cali Xaaji iyo Askar oo Dagaal Gacan ka Hadal ah Dhexmaray

MUUQAAL: Xirsi Cali Xaaji iyo Askar oo Dagaal Gacan ka Hadal ah Dhexmaray

daajis.com:- Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka tirsan Xisbiga Wadani ee C.raxmaan Cirro Hogaamiyo, Horeyna usoo Noqday Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland ayaa Arin aanu Filayn kala kulmay Askar ku sugan deegaanka Caynaba.


Xirsi oo Waday Gar-gaar loogu talagalay Dad Xanuunsanaya, oo deegaankaasi ku sugan ayaa ciidanku Qoryo ku Qabteen, Islamarkaana ay u diideen inuu Daawooyinka gaadhsiiyey Cisbitaalka, Wuxuuna Markaasi kadib si adag uga hadlay Sida wax u dhaceen.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada