daajis.com:- Aabe Soomaaliyeed oo Lagu Magacaabo Cismaan Maxamed Saleebaan Ayaa Loo Gaystey Dhibaato Xoogan,Taasi oo ka Dhalatay Markii koox u dhalatay Dalka Tanzania ay Ka Sameeyeen Arin Been ah, Taaso oo sababtay In warbaahinta Lagu Baahiyo.
Cismaan ayaa Sheegay Inay Kooxdani Ka Faafiyeen Film laga Sameeyey oo Been Abuur ah, Isagoona Kadib Sheegay Inay Rumaysteen Soomaalida Badankeeda.
Cismaan Maxamed saleebaan Ayaa Sheegay In Laga Faafiyey Inuu qabo Cudurka HIV AIDS taasi oo ka Danbeyeen Niman Madow oo Tanzaniyan ah h Xili uu ku sugnaa Magaalada Daarasalaam ee dalkaasi Hotel uu Deganaa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at