MUUQAAL: Awr Nin Xoolo dhaqato ah ku Cunay Deegaanka Bali-dhiig ee Gobalka Togdheer iyo Sidii ay wax u dhaceen

MUUQAAL: Awr Nin Xoolo dhaqato ah ku Cunay Deegaanka Bali-dhiig ee Gobalka Togdheer iyo Sidii ay wax u dhaceen

daajis.com:- Waxaa shalay ka dhacday deegaanka Bali-dhiig ee Gobalka Togdheer ayaa xalay waxaa ka dhacday dhacdo xanuun badan kadib markii uu Mid kamid ah dadka Xoolo dhaqatada ah ee deeganka uu cunay Neef Awr ah isla markaasna uu geeriyooday habeenkii xalayna lagu aasay isla deegaankaas.


Murxuumka uu Awrku cunay ayaa lagu magacaabi jiray Cawil Garoof waxaana Cunay Awr sida la sheegay 10jir ah oo Qooqan Xiliga barwaaqada darteed.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada