MUUQAAL: Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka S.land “Muuse Biixi ayaa ka waayo aragsan Donal Trump”

MUUQAAL: Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka S.land “Muuse Biixi ayaa ka waayo aragsan Donal Trump”

daajis.com:-  Xuseen Aadan Cige oo maamulka Soomaaliland ugu magacaaban Afayeenka aqalka Madaxtooyada maamulkaas oo maanta warbaahinta la hadlayey ayaa sheegay in Muuse Biixi ka waayo aragsan yahay Donal Trump Madaxweynaha mareykanka!.


Afayeenkan u hadlay aqalka Madaxtooyada maamulka Soomaaliland ayaa iskaga oo ka hadlay isbadellada siyaadeed ee sanadkan ka dhacay wadamada reer galbeedka ayuu Muuse Biixi wuxuu barbar dhigay Donal Trump.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada