Karisma Kapoor Oo Casho Sharaf Usameysay Walasheed Kareena Kapoor Khan Iyo Seygeeda Saif Ali Khan Maxaa Kadhacay Goobta!!

Karisma Kapoor Oo Casho Sharaf Usameysay Walasheed Kareena Kapoor Khan Iyo Seygeeda Saif Ali Khan Maxaa Kadhacay Goobta!!

daajis.com:- Suoer Star-da weyn ee Karisma Kapoor ayaa Casho sharaf qiimo badan usameysay walaashed hadana saaxiibteda ah ee Kareena Kapoor Khan halka Kareena uu la socday seygeea Saif Ali Khan kaasona sido kale asna cashada casuumada kujiray.

Karisma oo kamid ahed atariishooyinkii ugu awooda badnaa 90kii ayaa ah xidig aanan marnaba laga dareemeenin da’ maadama y la jaan qaadi karto atariishoyinka dhalinta ah ee maanta jooga ayadoo kamid ahedd atariishoyinkii dhexe.

Hadaba dad wada qoys ah ayaa kukulmee waxaa ka dhacay damaashaad weyn Karima ayaa barteeda Instagramka soo dhigtay Sawiro selfie ah oo ay lakala gashay Saif Iyo Kareena maadama ay aad u jeceshahay labadooda.
Saif kaliya Dumaashiga Karsima ma ahan ee waa laba shaqsi aad usaaxiib ah walibana isla soo shaqeyeen 90kii waxaan sugnaaba waaa Karima hadii ay fanka dib ugusoo laaban doonto xidigtaan xirfada weyn aad ayaa loo jecelyahay taagerayaasheda had iyo jeer waxay sugaan filim ay keento xdigtaan ama ay kasoo muuqaato.

 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada