Muuqaal: Shacabka Muqdisho oo ka Dareen-celiyey Kulanka Baarlamaanka Iyo Arinta Cabdikariim [Qalbi-dhagax]

Muuqaal: Shacabka Muqdisho oo ka Dareen-celiyey Kulanka Baarlamaanka Iyo Arinta Cabdikariim [Qalbi-dhagax]

daajis.com:- Shacabka Soomaaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Dareenkooda ku aadan Kulamada Baarlamaanka ee ku saabsan Arinta C.kariim Qalbi-dhagax.


Waxay soo jeediyeen Baarlamaanku inaanu Hadiiba uu Khalad jiray aan lagu sixin Khalad kale, Sidoo kalana aan dalka dib loogu celin dhibaatadii uu kasoo baxay, Waxaana la sheegay in Sharci ahaan ay u Furan tahay inay ku raacaan Go’aankii Wasiirada iyo inay dhahaan waa mid Khaldan. “Sidee wax u dhaceen lama yidhaahdo, ee Sidee wax looga qaban karaa ayaa la dhahaa”.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada