Arag: Amin Arts oo Sawir kusoo koobay qorshaha iyo Damaca Madaxda Maamul Goboleedyada

Arag: Amin Arts oo Sawir kusoo koobay qorshaha iyo Damaca Madaxda Maamul Goboleedyada

daajis.com:- Farshaxanistaha weyn ee soomaaliyeed Amin Arts ayaa sawir cajiib ah kasameeyay hogaamiyaasha madasha iskaashiga ay sameysteen madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka oo dhawaan kadhacay magaalada kismaayo.
Sawirkaan ayaa kaaga muuqan doono xogo xasaasi ah oo shaqsi waliba oo madaxweyne ah waxaana si dhow loogu iftiimiyay xaalada dalka soomaaliya maraayo iyo sida shacabka ugu baahanyihiin nabad iyo hormar.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada