Daawo: Sheekha ugu Caansan gobolka Awdal oo Sharafta ka Qaaday Xubnihii Ku Shiray Kismaayo, kana Warbixiyey

Daawo: Sheekha ugu Caansan gobolka Awdal oo Sharafta ka Qaaday Xubnihii Ku Shiray Kismaayo, kana Warbixiyey

daajis.com:- Sheekh Xasan Deheeye Axmed oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Boorame ee Gobolka Awdal ayaa ka hadlay Shirkii Kismaayo dhowaan uga Qabsoomay Qaar kamid ah Maamulada Soomaaliya.


Isagoo ka hadlaya siduu u arko maamulada ku shiray Kismaayo ayaa wuxuu sheegay  “Waxaan u Arkaa Inay yihiin Shan Qabiilo oo la Huwiyey magac Dawladeed,  waxaana lagula dagaalamayaa Dawladnimada Soomaaliya ayuu yidhi.”

Wuxuu sheegay inay ku tiirsan yihiin maamuladu oo ay ka socdaan Wadamada Deriska la ah Soomaaliya ee Cadowga ah, Sidoo kale wuxuu Xusay inay Wataan Sellad oo ay la tagayaan Imaaraadka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada