daajis.com:- Amiirka dalka Qadar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thani oo Waraysi siinayey Telefishin laga leeyahay Maraykanka gaar ahaan Barnaamijka 60 Minutes, ayaa wuxuu daaha ka Qaaday Qorshaha looga dan lahaa Cunaqabatayntii Xulufada Sucuudigu Hogaamiyo ay saareen dalka Qadar.
Wuxuu sheegay inay doonayeen inay Isbadal ku sameeyaan dalka Qadar oo ay meesha ka saaran Hogaanka dalka, Taasi oo Fashilantay sida hada muuqata, Wuxuuna Xusay in mar hore la isku dayey Xiligii uu Aabihii Qabtay Hogaanka dalka Sanadii 1996-dii.
Wuxuu xusay inaysan Cidna ka yeeli doonin inay Faragelinayaan Madaxbanaanida iyo Qaranimada Dalkooda.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at