Daawo Video: Madaxda DF-Somalia oo Munaasibadii ugu waynayd u Qabtay Maryan Mursal iyo Wacdaro ka dhacay

Daawo Video: Madaxda DF-Somalia oo Munaasibadii ugu waynayd u Qabtay Maryan Mursal iyo Wacdaro ka dhacay

daajis.com:- Xafladda soo dhaweynta fanaanada Maryan Mursal oo ay si wada jir ah u soo qabanqaabiyeen Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga Xildhibaanad Khadiijo Max’ed Diiriye iyo Sarreeye Guud Bashiir max’ed Jaamac waxaana ka soo qayb galay gudoomiyaha golaha aqalka sare, ku xigeenka 2aad golaha shacabka, Xildhibaano ,golaha wasiirada, Xeer ilaaliyaha qaranka, gudiga doorashooyinka heer qaran Taliyayaasha ciidamada Qalabka sida iyo masuuliyiin kale.


Waxaa si faahfaahsan uga hadlay qiimaha fannaanadda maryan Mursal Gudoomiye ku xigeenka 2aad Golaha Shacabka Soomaaliya mudane Mahad Cabdala Cawad,Wasiirka arimaha dibadda iyo dhalinyarada iyo isboortiga yuusuf garaad cumar iyo xildhibaanad Khadiija maxamed diiriye,Generaal Cabdulaahi Gaafoow Maxamud iyo masuuliyiin hore dalka xilal uga soo qabtay.

Waxaa sidoo kale Halkaasi suugaan kusoo bandhigay Fanaaniin uu ka mid yahay Nimcaan Hillaac.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada