Daawo Muuqaal: C.raxmaan Faroole oo Sheegay in Ciidan Puntland ay ka qayb galeen dagaalka Beelaha Sool & Mudug

Daawo Muuqaal: C.raxmaan Faroole oo Sheegay in Ciidan Puntland ay ka qayb galeen dagaalka Beelaha Sool & Mudug

daajis.com:- Madaxwyanihi Hore ee maamulka Puntland  ayaa si kulul uga hadlay dagaal Beeleedka Khasaaraha gaystay  ee dhexmaray Beelo kasoo kala Jeeda Mudug iyo sool.




Faroole ayaa Nasiib daro ku sheegay in Ciidamo ka tirsan Puntland  oo lagu Ogaa Goobaha Difaaca ay dagaalkaasi ka qayb galeen, Wuxuuna sidoo kale  Fariin u diray madaxwaynaha maamulka Puntland iyo Labada dhinac ee dagaalku dhexmarayo.

Ugu dambayntii wuxuu ka hadlay Arimaha Dastuurka Soomaaliya, Isagoona eedaymo kulul u jeediyey  Wasiirka Dastuurka ee Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada