MUUQAAL: Wasiirka Gaashaandshiga Somaliland oo Ka Baqay inuu ka hadlo Dagaalka u dhexeeya P.land iyo S.land

MUUQAAL: Wasiirka Gaashaandshiga Somaliland oo Ka Baqay inuu ka hadlo Dagaalka u dhexeeya P.land iyo S.land

daajis.com:-  Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga Somaliland Mr Ciise ayaa Diiday inuu ka Hadlo Dagaaladii Shalay ka Dhacay aaga Gobolka Sool ee Dhanka Puntland isaga oo Ka War Wareegay Su.aalo ay Waydiiyeen Saxaafada Somaliland.


Mr Ciise Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo kasoo Jeeda Gobolka Sanaag ayaa Hore usoo Noqday Xildhibaan ka Tirsan Barlamaaanka Maamulka Puntland isaga oo Maantana ah Wasiir Somaliland ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada