Cali Yare oo digniin udiray boqor buur madoow & hadalkii saameynta Abuuray

Cali Yare oo digniin udiray boqor buur madoow & hadalkii saameynta Abuuray

daajis.com:- Gudoomiye kuxigeenka Amniga maamulka gobolka banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali yare) ayaa si kulul uga hadlay war kasoo baxay Boqor cusmaan aw maxamuud (buur madoow).

Cali yare ayaa ku tilmaamay hadalka Boqorka mid aan laga fiirsan uu ku amaanay doorkii dhiig daadinta ee Hogaamiyihii Al Shabaabka la dilay 2014-kii Axmed Cabdi Godane.


Xilliga uu jeedinayey khudbada amaanta ah ee Boqor Cusmaan Buur madoow waxaa hareera taagnaa Wasiirka waxbarashada Soomaaliya xilligaan Cabdullaahi Abuukar Carab iyo xeer ilaaliyihii hore ee qaranka dr Axmed Cali Daahir.




Axmed Cabdi Godane ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradaha mareykanka ka fuliyeen deegaano katirsan gobolka Shabellaha Hoose,iyadoo dilkiisa kadib shabaabku magacaabeen Amiirkooda cusub oo ah Axmed Abu Cubeyda.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada