DAAWO: Muxuu yahay keydka Hubka Al-Shabaab ee la helay, & noocyada uu ka kooban yahay?

DAAWO: Muxuu yahay keydka Hubka Al-Shabaab ee la helay, & noocyada uu ka kooban yahay?

daajis.com:- Ciidammada Hay’adda Nabad-sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Keydkii hubka ee ugu weynaa ee kooxda Al-Shabaab, kaddib howlgallo ay ka sameeyeen xaafada Suuqa xoolaha oo ku taalla Degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.

Keydka hubka ee la qabtay ayaa ka koobnaa noocyada kala duwan ee hubka oo ay u adeegsanayeen dhibaataynta Shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Howlgalka oo dhacay habeen kahor, ayna fuliyeen Ciidanka hubeysan NISA ee Duufaan, ayaa lagu qabtay 3 kamid ah xubnaha kooxda Al-Shabaab.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada