Deg Deg: Doorashada kursigii Yaasiin Fareey oo la hakiyay kadbi guushiisa

Deg Deg: Doorashada kursigii Yaasiin Fareey oo la hakiyay kadbi guushiisa

daajis.com:- Qoraal goordhaw kasoo baxay guddiga xalinta Khilaafadaka Doorashooyinka Heer Federaal ayaa lagu hakiyay kursigii Xildhibaanimo uu dhawaan ku guuleestay Taliyaha KMG ee Hay’adda NISA Yaasiin Cabdullaahi Farey.

Kursigan uu ku guuleestay Yaasiin Farey oo sumadiisu tahay HOPO67 ayaa waxaa dacwad ka gudbiyay Nabadoonka saxiixaha ka ahaa kursigaasi Nabadoon Cali Xasan Cali Jeesto iyo musharax kursigaasi u taagnaa..

Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashada ayaana faray guddiga doorashada heer federaal in ay hakiyaan shaacinta natiijada kursiga uu ku guuleestay Yaasiin Farey inta laga soo baarayo go’aana laga soo saarayo kursigan dacwada laga gudbiyay.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada