Faadumo Xasan Cali oo dib loogu doortay Golaha Shacabka

Faadumo Xasan Cali oo dib loogu doortay Golaha Shacabka

daajis.com:- Waxaa weli dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdosho ka socota doorashada Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi, taas oo ay ku tartamayaan musharrixiin dhowr ah, iyada oo laba kursi Maanta la doortay kuwo kalena ay doorashadoodu socoto.

Kursiga Saddexaad ayaa waxaa qorshuhu ahaa inay ku tartamaan Faadumo Xasan Cali iyo Hoodo Cabdi Xaashi, balse kursiga ay ku guuleysatay Faadumo Xasan Cali kaddib markii ay u tanaasushay Hoodo Cabdi Xaashi.

Waxaa la guda galay doorashada kursiga Afaraad ee Golaha Shacabka oo ay ku tartamayaan laba musharax oo kale, kuwaas oo haatan ay codyentoodu socoto.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada