Gudoomiyihii guddiga doorashada Galmudug oo xilka laga qaaday

Gudoomiyihii guddiga doorashada Galmudug oo xilka laga qaaday

daajis.com:- Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa waxaa soo kala dhex galay khilaaf la xiriira guddoonka guddiga.

Kulan ay yeesheen xubnaha Guddiga doorashada Galmudug (SEIT) ayaa xilka looga qaaday guddoomiyihii guddigaas Maxamed Daahir Guuleed.

Kulankaas ayaa sidoo kale Guddiga doorashada Galmudug ayaa waxay Guddoomiye u doorteen Maxamed Qaasim Turaabi oo ahaa Xoghayihii Guddiga.

Hase yeeshee guddoomiyihii xilka laga qaaday ayaa beeniyay in xilka qaadis lagu sameeyay isagoo ku tilmaamay qoraal lagu shaaciyay in xilka loogaga qaaday mid been abuur ah.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada