Dowladda Ukraine oo Ruushka xabbad joojin ka dalbatay

Dowladda Ukraine oo Ruushka xabbad joojin ka dalbatay

daajis.com:- Hoggaamiyaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo farriin muuqaal ah la wadaagay labada shacab ee Ukraine iyo Ruushka ayaa Ruushka ka codsaday inuu xabbad joojin sameeyo.

“Ruushka waa inuu hadda iyo hadhoowba nagala hadlaa sidi loo joojin lahaa duullaanka uu soo qaaday,” ayuu yiri.

“Wadahadal degdeg ku billowdana wuxuu noqonayaa mid yareeyo qasaaraha Ruushka soo gaari lahaa.”

Wuxuuna intaa ku daray “Ilaa weerarrada Ruushka ay ka joogsanayan iney iyagu dalkooda difaacanayaan.”

Madaxweyne Volodmyr wuxuu sheegay xalay inuu Ruushka sii kordhiyey duqeymaha caasimadda uu ku hayo.




Isaga oo sheegay inu diyaar u ahayn inuu caasimadda uu ka tago isaga oo og inuu yahay bartilmaameedka koobaad ee Ruushka.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada