Hirshabelle oo shaacisay Guddiga soo xulaya doorashada 3 Kursi

Hirshabelle oo shaacisay Guddiga soo xulaya doorashada 3 Kursi

daajis.com:- Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle ( SEIT) ayaa shaaciyay magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada kurstooda hoos ku xusan.

✅HOP#010
✅HOP#030
✅HOP#066

Hase yeeshee lama oga xilliga la qaban doono doorashada 3dan kursi. Iyadoo hore loo shaaciyay in doorashada kuraasta Beledweyne la soo gabagabeynayo 9ka bishan.

Balse waxaa jira khilaaf u dhexeeya madaxda sare ee Hirshabelle.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada