Wareysi: Maxaa sababay in carruurta Soomaalida ee qurbuha ay si fudud ku bartaan maandooriyaha?

Wareysi: Maxaa sababay in carruurta Soomaalida ee qurbuha ay si fudud ku bartaan maandooriyaha?

daajis.com:- Dhalinyaro badan oo Somali ah ayaa xabsiyada waddamada Galbeedka ugu jira sababo la xiriira dambiyo ay u horseeday isticmaalka maandooriyaha, iyaoo ay waadlidiinta Soomaaliduna ay walaac weyn ka muuijyeen arrintan.

Haddaba Dr. Aweys Cabdi Cumar oo ah dhaqtar guud oo Soomaliyeed, kana hawlgala xarumaha caafimaadka ee gobolka galbeedka Australia ayaa daraasad ku sameyey sababaha ugu waaweyn oo ay dhalinyaradu ay xabsiyada ku mutaystaan.




Dr Aweys ayaa waxaa la kulmay wariyaha VOA-Ibrahim Cumar Baafo, waxana uu ugu horeyn weydiiyey waxa keena in dhalinyaradu ay marka hore bilaabaan isticmaalaan daroogada.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada