Deg deg: Bandow lagu soo rogay magaalada Muqdisho

Deg deg: Bandow lagu soo rogay magaalada Muqdisho

daajis.com:-  Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa Bandow Caawa ka bilaabanaya kusoo rogay Magaalada Muqdisho isla markaana ku eg maalinta Isniinta ah xili doorashada madaxweynaha JFS lagu wado in maalinta beri ah lagu qabto Magalada Muqdisho.

Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa ka dhawaajiyay in laga bilaabo Caawa Sadax saac ( 9:00 Pm ) Magaalada Muqdisho laga hirgalinayo bandow, wuxuuna shacabka faray iney galabta soo adeegtaan.

Afhayeenka ayaa sidoo kale tilmaamay in bandowga uu soconaya ilaa Subaxa isniinta ( 6:00 Am ) waxaana maalinta bari ah Magaalada Muqdisho ka Qabsoomeyso Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada