Dawlad deegaanka Soomaalida General Maxamed Axmed; “800 ayaan ka dilnay maleeshiyada Al-Shabaab”

Dawlad deegaanka Soomaalida General Maxamed Axmed; “800 ayaan ka dilnay maleeshiyada Al-Shabaab”

daajis.com:- Taliyaha ciidanka gaarka ah ee dawlad deegaanka Soomaalida General Maxamed Axmed ayaa oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada gaarka ah DDS iyo tan Qaranka ay ka dileen illaa siddeed boqol oo ka tirsan Maleeshiyaada Alshabaab.

General Maxamed Axmed ayaa sheegay in maleeshiyaadka ay ka dileen Al-shabaab ay ku jiraan 24 mas’uuliyiin sare sare ahaa, isla markaana ay qabteen maxaabiis dhan 92.

Dowlada Itoobiya ayaa hore u sheegtay inay ka dishey saraakiil sarsare oo ka tirsan Alshabaab hase yeeshee ururka Alshabaab ayaa beeniyay sheegashadaas.


Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa gudaha u galay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaana halkaas ka dhacay dagaalo culculus oo geystey qasaare badan.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada