daajis.com:- Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Iran ayaa sheegtay in ay hal milyan oo dhalo oo biyo ah geyneyso magaalada Hamadan, halkaas oo ay ka jirto biyo la’aan daran. Durba waxaa bilaatay qeybinta biyaha magaalada, oo ku taal bartamaha galbeedka Iran.
Gudoomiyaha degmada ayaa sheegay in meelaha qaar ay si aad ay biyaha u go’an yihiin. Biyo-xireenka Ekataban oo inta badan biyaha gobolka ka soo baxa ayaa maraya heerkii ugu hooseeyay – iyadoo ay ugu wacan tahay abaarihii u dambeeyay iyo wax lagu tilmaamay maamul xumo dhanka isticmaalka ah.
Office Nairobi Kenya
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:18 and have
, Published at