DF Somalia oo keentay qorshe ay canshuur uga qaadanayso dhammaanba gobollada dalka

DF Somalia oo keentay qorshe ay canshuur uga qaadanayso dhammaanba gobollada dalka

daajis.com:- Warar haatan la helayo ayaa sheegaya in Dowladda Federaalku ay waddo qorshe cusub oo ku dhisan qaab canshuur looga qaadayo maraakiibta ganacsiga ee ku soo socda guud ahaan Dekedaha dalka Soomaaliya

Dowladda ayaa canshuurtan maraakiibta ugu qaadi doontaa dalka Imaaraadka Carabta oo uu dhowaan booqday Madaxwaynaha DF Soomaaliya.

Canshuurtan ayaa waxay khusayn doontaa dhammaanba maraakiibta ku socota dekedaha rasmiga ah ee dalka sida Berbera (ka tirsan Somaliland oo goosad doon ah), Boosaaso, Kismaayo iyo xitaa dekedaha kale ee yar yar ee dalka ee aanay canshuurin DF.

Ujeedka canshuurtaan Dowladdu ay ugu qaadayso Imaaraadka ayaa la sheegey in ay sabab u tahay kaddib markii ay maamullada dekedahaasi ka jira ay ka baaqsadeen inay bixiyaan canshuruta Dowladda Federaalka oo haatan Muqdisho uun canshuurta.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada