Abaabulka howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo billaawday

Abaabulka howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo billaawday

daajis.com:- Taliyaha Ururka 4-aad, guutada 16-aad, Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab Laba-xidigle Cabdullaahi Mustafa Cali (Madaale qaran) oo degmada Aadan-yabaal ee Gobolka Shabeellaha dhexe kula hadlay Cutubyo katirsan Kumaandooska Danab waxaa uu ku bogaadiyay kaalinta muuqata oo ay laf dhabarta ugu yihiin Howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Taliye Madaale ayaa guul iyo wax lagu farxo ku tilmaamay sida ay isugu furmeen magaalooyinka laga saaray Al-Shabaab ee gobolada dalka.

Howlgallada ayuu sheegay inay sii socon doonaan illaa Al-Shabaab laga saarayo guud ahaan dalka.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada