Waa Arin Layaab Leh Gabbar Guurdoon ah oo Hore usoo Sameysay1000 Galmoo Xeriir ah

Waa Arin Layaab Leh Gabbar Guurdoon ah oo Hore usoo Sameysay1000 Galmoo Xeriir ah

daajis.com:- Gabar u dhalatay dalka Austrelia oo lagu magacaabo Gwyneth Montenegro, ayaa xiriir galmano la sameysay in ka badan 10kun oo rag ah, waxeyna ugu dambeyn ka dhawaajisay iney go’aansatay iney sameysato jaceyl dhab ah.

Jariirada Daily Mail ayaa sheegtay in Gwyneth Montenegro la kulantay 80- bandhig oo guur ah, iyadoo buugeeda cusub usoo saartay 10kun ka badan ey la sameysay xiriir galmo laakiin markaan ey diyaar u tahay iney iska guursato jaceyl rasmiyana raadsato.

Gwyneth Montenegro ayaa la sheegay in halki nin ey ku qaabili jirtay lacag u dhaxeysa 500 ilaa 1000 dollar saacaddii.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada