Ciyaaryahan Van der Vaart Oo Xaaskiisa Waayay?

Ciyaaryahan Van der Vaart Oo Xaaskiisa Waayay?

Hamburger Van der Vaar

Xiddiga Kooxda Hamburger Van der Vaart ayaa mar kale waxaa soo wajahday in uu waayo Xaaskiisa Rafael iyo Damian hayeeshee waxaa lugu soo waramayaa in ay xiddigaa iyo Xaaskiisa isku dhaceen taasna sababteeda lahayd .

Ciyaaryahanka ayaa lugu soo waramyaa in xaaskiisa iyo asiga isku dhaceen waxaana la sheegay in ay arintooda salka ku hayso arima la xariira in uu ka tago Dalka Jarmalka sida lugu soo daabacay Wargays ka soo baxa Dalka Jarmalka.

Van der Vaart ayaa xaaskaa guursaday sanadii 2005 tii xiligaa oo ay is guursadeen labada lamaane waxayna u dhashay Damian sida uu Wargayskaa u sheegay Xiddigaa oo waraysi gooniya siinayay Jariiradaa.

Ciyaaryahanka ayaa in muda ah ka ciyaarayay Horyaalka Dalka Ingiriiska waxuuna sheegay in kubada taalo Egland ka duwan tahay tan kale ee aduunka ka jirta sida uu ka dhaawjiyaya xiddigaa Kooxda Tottenhaam.
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada