Daawo Sawirka Daanyeerka ugu weyn Dunida oo aqri magaciisa iyo halka uu ku noolyahay

Daawo Sawirka Daanyeerka ugu weyn Dunida oo aqri magaciisa iyo halka uu ku noolyahay


 Baaritaan waqti dheer qaatay iyo cilmi baaris ay in badan ku howlanaayeen khuburo duur joogta aad ugu takhasustay ayaa Daanyeerka ugu weyn dunida magaciisa waxaa lagu sheegay Mandrill.

Cabirka Daanyeerkaan ayaa lagu sheegay sedax fiit oo inyar uun kayar miter sida ay sheegeen kooxda cilmi baarista sameysay.

Mandrill ayaa waxa uu ku noolyahay galbeedka Africa waxaana lasheegayaa in dhirirkiisa caadiga ah uu yahay 30 inch.

Waxa ay leeyihiin qolyaha cilmi baarista sameeyay waxa suuragal ah in mustaqbalka la arko Daanyeerra kale oo isaga ka weyn hadana kadheer hadii cilmi baarista lasii wado.

Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada