Wasiir katirsan Maamulka Puntiland oo kabad baaday weerar lagu dili lahaa iyo qaar kamdi ah ilaaladiisa oo la dhaawacay.

Wasiir katirsan Maamulka Puntiland oo kabad baaday weerar lagu dili lahaa iyo qaar kamdi ah ilaaladiisa oo la dhaawacay.

baabuur

kooxo hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday xabsiga dhexe iyo hotel uu magaalada boosaaso ku leeyahay wasiirka amniga maamul goboleedka puntland.

wasiirka amniga maamul goboleedka puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa lasheegay in weerarkakuqadeen kooxa aan la ogayn cida ay ka tirsanyihiin.

Ila wareedyo ayaa sheegaya in kooxihii weerarka ku qaaday ay goobta kafakadeen,kadib markii ay dhaawaceen askariga ilaalada u ahaa wasiirka.

Puntland wali hadal kama soo saarin weerarkaasi lagu khaarijin lahaa wasiirka amniga, waxaana weerarkaan uu daba socdaa weerar habeen hore Shabaab ay ku qaadeen bar Kantarool oo ciidamada Puntiland ay kuleeyihiin duleedka Boosaso.


Alshabaab ayaa dhowr jeer weeraro, qaraxyo iyo dilal qorsheysan labeegsaday ciidamada iyo masuuliyiinta puntland, waxaana lafilayaa in arintu kasii darto hadii siyaasada Puntiland aan ledejin.
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada