Daawo Sawir laga soo qaaday qaar kamid ah Kooxaha Hubeesan ee wali xooga ku heesta Xarunta Westgate Mall

Daawo Sawir laga soo qaaday qaar kamid ah Kooxaha Hubeesan ee wali xooga ku heesta Xarunta Westgate Mall

daajis.com:-Waxaa aad u yar xogta laga heli karo Kooxaha Hubeesan ee wali gudaha ugu jira Xarunta Westgate Mall tiradooda iyo halka ay ka kala yimaadeen iyo dhalashadoodaba iyadoona ay jiraan warar kala duwan oo kooxahaasi laga tabiyay.

Waxaa Markii ugu horeesay Warbaahinta heshay sawir laga soo qaaday labo kamid ah raga Hubeesan ee gudaha ugu jira Xarunta Westgate Mall maalintii afaraad kuwaa oo wata qoryaha AK-47 booshah madaxana ugu xiran yahay calaamado madow.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada