Dagaal Khasaaro Sababay Oo ka dhacay Muqdisho…

Dagaal Khasaaro Sababay Oo ka dhacay Muqdisho…

daajis.com:-Iska horimaadkani ayaa waxa uu Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska waxaa ay ku dhexmartay Xaafada Taleex, Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Goobjooge la hadlay daajis.com ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in Ciidamo ka wada tirsan Dowladda ay isku rasaaseeyeen Xaafada Taleex waxaana uu xusay in labo ka tirsan dhinacyadaasi ay dhaawacmeen iyo Dad Rayid ah inkastoo aan si rasmi ah loo ogeyn.

Iska horimaadkan ayaa waxa uu qeyb ka noqonayaa kuwa intabadan Ciidamo kawada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhexmara Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada