DAAWO VIDEO:- Wiil Soomaaliyeed oo aroosay gabar Norwey u dhalatay

DAAWO VIDEO:- Wiil Soomaaliyeed oo aroosay gabar Norwey u dhalatay

daajis.com:-Wiil Soomaali ah iyo Gabar u dhalatay wadanka Norway, ayaa dhawaan isku guursaday wadankaas.

Arooskaas oo loo soo agaasimay si heersare ah, waxaa ka qeyb galay qoysaska iyo asxaabta labada dhinac, waxaase xusid mudnaa in qoyska kasoo jeeday dhinaca wiilka ay soo bandhigeen dhaqanka iyo Hidaha Caadada inoo ah.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada