Ciidamada Amisom oo duqaymo culus ka gaystay Deegano katirsan Shabeelaha Hoose

Ciidamada Amisom oo duqaymo culus ka gaystay Deegano katirsan Shabeelaha Hoose

daajis.com:-Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Maanta Ciidamada AMISOM ay duqeyn cules ka geesteen Deegaano katirsan Gobolkaasi oo ay kunool yihiin dad rayid ah oo u badan xoolo dhaqato.

Qaar kamid ah dadka kudhaqan deeganka Daniga iyo tobonka Buundo oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay saakay aroor hore duqeyn culus kusoo garaaceen deeganadaasi.

Ciidamada Amisom iyo kuwo dowlada ayaa iyagu durba gudaha ugalay deeganadaasi,waxana ay gacanta ku soo dhigeen sida wararku ay sheegayaan dhalinyaro farabadan,kuwaasi oo looga shaki qabo in xiriir ay la leeyihiin Al-shabaab .

Wixii ku soo kordha dib ayaanu idinkala Socodsiin.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada