Daawo Sawirada:- Soomaali banaanbax ku hor sameeysay safaaradda Kenya ee Stockholm

Daawo Sawirada:- Soomaali banaanbax ku hor sameeysay safaaradda Kenya ee Stockholm

daajis.com:-Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ayaa maanta banaanbax xoog leh ka dhigay afaafka hore ee safaarada Kenya, iyaga ka cabanaya gaboodfalada ciidamada Kenya ee ka socdo magaalada Nairobi.


 Soomaalida banaabaxa sameysay oo watay boorar ay ku qoran yihiin halku dhigyo ka tarjumayo sida looga xun yahay xadgudubyada joogtada ee Soomaalida kala kulanto ciidamada kenya gaar ahana dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee dad badan lagu xeray garoonka kubada cagta ee Kasaraani.










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada