Daawo Video:- Nin Ganacsade Caan ah oo sidii eygii ugu dhax socday Magaalada London

Daawo Video:- Nin Ganacsade Caan ah oo sidii eygii ugu dhax socday Magaalada London

daajis.com:-Waa waxaan shaki ku jirin in dunida aan ku nool nahay ku arki doontidh wax kaa yaabiya laakiin waxaa suuragal ah in waxaa adiga u aragto wax lala yaabo in dad u arkaan waxyaabo magac lagu raadin karo ama sumcad.
Sheekadaan waa sheeko wax badan kaa yaabin doonta , waa bartamaha Magaalada London saacadana waa 8:30 PM ee waqtiga Magaalada London waxaa goob lagu qaxweeyo soo gashay Haweenay wadata Nin sidii eyga loo wato.
Ninkaan waa Ganacsade caan ah waxa uuna xiran yahay Suut staylkiisana waa shidan yahay laakiin waxaa u soda sidii eyga waxa uuna dhulka dhigtay labadiisa low waxaana ku xaragoonayso Haweenay.
Sheekadaa waxa ay ka dhacday agagaarka Farriingdon oo ah goob aad dadka ugu badan yahiin hayeeshee waxaa arintaa soo jiidatay dad badan oo aamini waayay markii ay arkeen Ninkaan sida eygay loo wato.
Hayeeshee waaxaa si dhab ah loo xaqiijin karin sababta keentay in uu sidaa u socdo walow uu leeyahay Wargayska Independence waa uu ka helay in uu sidaa u socdo waxaana ku qasabtay gacalasidiisa.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada