Kenya:- Oo Sheegtay Howlgaladu Iney Sii Socon Doonaan

Kenya:- Oo Sheegtay Howlgaladu Iney Sii Socon Doonaan

daajis.com:-Booliska Kenya ayaa sheegay inay sii socon doonaan hawlgallada ka dhanka ah dadka sharcidarrada ku jooga waddanka. Afhayeenka Ciidamada Booliska Masudi Mwinyi oo wareysi gaar ah siiyey laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in hawlgalkani hadafka laga leeyahay uu yahay in la sugo amniga xudduudaha Kenya oo dhan.
 
Dhinaca kalena, qaar ka mid ah ganacsatada xaafadda Islii ayaa aad uga wal walsan  dhaq dhaqaaq cusub oo ay dowaladda Kenya sheegtay inay ku xoojineyso howlgallada ay ku sugeyso amniga magaalada Naiobi, kaasoo ay dowladdu sheegtay in qaxootiga nooc walib uu yahay ay tahay inay ku laabtaan xeryaha.
 
Warbixinta iyo wareysiga ka dhageyso xagga hoose.
Xigasho:-Voasomali FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada