VIDEO: DHACDO UGUB AH Nin naagtiisa oo uur leh loo guuriyay nin kale

VIDEO: DHACDO UGUB AH Nin naagtiisa oo uur leh loo guuriyay nin kale

daajis.com:-Khadar Mooge Mursal oo kasoo jeeda beelaha la heyb sooco, wuxuuna degan yahay magaalada Gabiley, ayaa haweeney uu u dhaxay oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Awdal, uur Shan bilood ahna u leh ayaa si qasab ah looga guuriyay nin kale.

Khadar iyo Xaaskiisa ayaa guurkooda maxkamadda Gabiley go'aamisay in uu yahay mid sharciga Islaamka waafaqsan, xaaskiisana ay tahay.

Hase ahaatee waxaa dhacday arin xanuun badan, kadib markii reerka gabadha uu qabay oo u leh uur shan bilood ah loo guuriyay nin kale.

Gabadha adeerkeeda oo ka tegay Mareykanka ayaa si qasab ah ugu mehriyay nin kale, iyadoo gabadhaasi si xun ay u jirdileen reerkeeda.

Qoyska gabadha ayaa ku doodaya in ninka qaba gabadhooda uusan geyn, maadaama ay ku doodayaan in uu yahay beelaha la heyb sooco ee dulman.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada