YAAB: 16 jirkii Diyaaradda tacluugay oo noqday Soomaali: VIDEO

YAAB: 16 jirkii Diyaaradda tacluugay oo noqday Soomaali: VIDEO

daajis.com:-16 jirkii dhawaan ay baahiyeen Saxaafadda caalamka ee hoos galay taayarka diyaarad kasoo kacday gobolka California, kuna sii jeeday Hawaii, taasoo hawada ku jirtay Shan saacadood, ayaa la shaaciyay in uu noqday wiil Soomaaliyeed.

Wiilkaan ayaa si layaab ah leh ugu dhuuntay taayarka diyaarada, kadib markii uu ka soo booday gidaarka garoonka. Waxaana la sheegay in uusan ogeyn halka ay diyaaradda ku socotay, balse uu u heystay in Soomaaliya u socotay, si uu hooyadiisa u soo arko.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada