Daawo Muuqaal:- Xoogaga ISIS oo Askar qaawan si silic ah u gumaadayo & Hoobiyeyaal la isla dhacay dagaalka.

Daawo Muuqaal:- Xoogaga ISIS oo Askar qaawan si silic ah u gumaadayo & Hoobiyeyaal la isla dhacay dagaalka.

daajis.com:-Xoogaga Daacish ee (ISIS) qeeybta ka dagaalanta waqooyiga dalka Siiriya ayaa waxaa lagu soo eedeeyay inay si ka baxsan beniaadamnimada ula dhaqmeen ciidamo Siiriyaan ah iyo eheladooda oo ay ka soo qab qabteen nawaaxiga garoonka Diyaaradaha Al-Tabka .

Daacish oo ugu dambeeyntii laayay askartaan iyo eheladooda oo qaawan ayaa waxaa tiro ahaan lagu sheegay 160-qof. Dhanka kale Qabiilka Kurdiga ayaa markii ugu horeeysay helay Qoryaha iyo Rasaasta Hoobiyaha kuwaas oo iskaga difaacaya maleeshiyaadka mayalka adag ee Daacish.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada