Daawo Swirrada:- Mudaharaad Is Shumis Ku Bilaawday Kuna Dhamaaday

Daawo Swirrada:- Mudaharaad Is Shumis Ku Bilaawday Kuna Dhamaaday

daajis.com:- Kadib markii dowlada Ruushku ay soo saartay sharci ka dhan ah isguursiga dadka isku jinsiga ah, sida laba rag ah ama laba dumar ah ayaa waxaa ka bilaawday qaarada Yurub dibad bax ruushka ka dhan ah oo ay dhigayaan dadka u ola oleeya arintaasi.

Dibad baxaasi badankii waxa uu ka dhacay safaaradaha Ruushka ee dalalka Yurub, waxana labada dibad bax ee ugu weyn ka dheceen afaafka hore ee safaaradaha Ruushku uu ku leeyay Paris iyo Brussels.

Dhamaan ka qeyb galayaasha ayaa waxa ay isu shuminayeen laba labo iyada oo dadka is-shuminayay ay isku jinsi ahaayeen.

Si kastaba mudaaharaadkaan ayaa waxa uu ahaa mid lala yaabay maadaama uu ahaa mid ay soo abaabuleen qola u ololeysa isguursiga dadka isku jinsiga ah ayna bulshada shumin ugu soo ban-dhigayeen rabitaankooda

RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada