Majaajiliiste ilkacase oo lagu aasay Muqdisho: Sawirro

Majaajiliiste ilkacase oo lagu aasay Muqdisho: Sawirro

daajis.com:- Waxaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho majaajiliistihii caanka ahaa Cabdi Maxamuud oo ku magac dheeraa Ilkacase, kaas oo laba maalmood ka hor ku geeriyooday isla magaalada Muqdisho

Duugta marxuum Ilkacase aya waxaa ka qeyb galay wasiirka warfaafinta, xildhibaano, fanaaniin iyo dadweyne kale oo u badnaa ehelka marxuumka.

Masuuliyiinta aaska ka qeyb gashay ayaa tacsi u diray ehelada uu marxuumku ka baxay iyo bahda fanka, waxaana ay ilaahay uga baryeen in uu janadii ka waraabsho.

Marxuum Ilkacase iyo ruux kale ayaa meydkooda laga helay guri ku yaal degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho, waxaana ay boolisku sheegeen in ay u geeriyoodeen walxo ay cabeen oo aan ilaa iyo iminka aan la cadeyn.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada