DAAWO: Afhayeenka Xibiga Wadani oo Xukuumadda ku eedeeyay in ay iibsatay Hawadii Somaliland

DAAWO: Afhayeenka Xibiga Wadani oo Xukuumadda ku eedeeyay in ay iibsatay Hawadii Somaliland

daajis.com:-Afhayeenka xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ayaa waxa uu Xukuumadda talada haysa ku eedeeyay in ay iibsadeen Hawadii Soomaaliland, oo uu sheegay in ay Dowladdu Hawada Dalka Mar hore iibsatay.

Warkan ayuu Afhayeenka waxa uu ka sheegay shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Hargaysa, Xisbiyada Dimiqoraadiga ah ayaa waxa ay ku jiraan loolan xoogan oo ku saabsan xagga Doorashada.

Halkaan ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada