Dhismo Dad Ay Ku Dhinteen Oo Ku Soo Dumay Waqooyiga Shiinaha.

Dhismo Dad Ay Ku Dhinteen Oo Ku Soo Dumay Waqooyiga Shiinaha.

daajis.com:-Ugu Yaraan 3 Ruux Ayaa Geeriyootay Halka In Ka Badan 10 Kale Ay Waxyeelo Halis Ah Kasoo Gaartay Ka Dib Markii Dhismo Duqoobay Uu Ku Soo Dumay Waqooyiga Dalka Shiinaha, Waxaana Dowlada Shiinaha Aysan Wali Ogaan Sababaha Burburka Dhismaha Dalkaasi.


Wakaalada Wararka Ee Dalka Shiinaha Ee Xinhua Ayaa Daabacday In Dadka Ku Dhaawacmay Burburka Dhismaha Ku Soo Dumay Waqooyiga Shiinaha In La Dhigay Isbitaal Ku Yaala Gobolka Hebie, Waxaana Wakaalada Xinhua Ay Sheegtay In Wali Uu Socda Baaritaano Lagu Ogaanayo Sababaha Uu Ku Soo Dumay Dhismaha Duqooba



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada