DAAWO: Cali Khaliif Galayr oo Madaxweynaha Puntland dhaliilo u soo jeediyay

DAAWO: Cali Khaliif Galayr oo Madaxweynaha Puntland dhaliilo u soo jeediyay

daajis.com:- Shir shalay lagu qabtay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa Madaxweynaha Khaatumo State Mudane Cali khaliif Galayr waxa uu gunaanadkii Khudbad ka Jeediyay shirkaas Lagu soo dhaweeynayay.

oo ay isugu yimaadeen Bulshada ka soo jeeda Goboladda Maamulka Khaatumo.

Madaxweynaha Mamulka Khaatumo Dr.cali khalif galaydh oo Shirkan Nairobi lagu Qabtay Khudbad meelo Badan tabanaysa ka jeediyay, ayaa sheegay in dhismaha Maamulka Khaatumo meel wanaagsan uu marayo oo Degmo kasta ama tuulo kast iyaga laga doonayo in ay soo xushaan dadkii hogaamin lahaa.

Halkaan ka Daawo Prof.Ali Khalif


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada