Dad Gaaraya 20 qof oo ku geeriyooday musiibo ka dhacday Dalka Indonesia.

Dad Gaaraya 20 qof oo ku geeriyooday musiibo ka dhacday Dalka Indonesia.

daajis.com:-Ugu yaraan 20 qof ayaa ku nafwaayey 80 kalena waa lagu la’yahay Roobab xoogan oo ka dhacay Gudaha wadanka Indonesia.

Roobabka xoogan ee ka da’ay qeybo ka mid ah wadanka Indonesia ayaa sababay in burbur xoogan iyo dhimishada 20 ruux halka tiro dad ah aan ilaa iminka meel lagu ogeyn, waxaana socdo baaritaano xoogan oo lagu baadi goobayo dadka ilaa iminka la la’yahay.

Dowlada Dalkaas ayaa sheegtay in ay maanta xooga saari doonto soo saarida dadka ilaa iminka la la’yahay waxa ayna xuseen in ay xireen dhamaan wadooyinka soo galo meelaha ay Musiibada ka dhacday si loo yareeyo khatar cusub oo timaado.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada