DAAWO: Dolphins lagu arkay Magaalada Warsheekh, Somalia

DAAWO: Dolphins lagu arkay Magaalada Warsheekh, Somalia

daajis.com:- Waxaa Mar mar Xeebaha Soomaaliya soo gaara kaluunka ama malaayga loo yaqaan Dolphins-ka, iyaga oo mararka qaar ka lumo wadooyinka ay ku safraan oo bada gudaheeda ku yaal.

kaluunka Dolphinka waa kaluun caqli dadan oo dadka la noolaankaro, waxaana loo is ticmaalaa in dadka lagu haasaawiyo, ama (Shows) waxaana u soo daawasho tago Show-yadaas dad faraadan oo jecel in ay arkaan xirfadaha labaray kaluunkaas.


Halkaan ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada