Daawo Film :- Cusub Oo Ka Hadlaya Dhibaatooyinka Dumarka Qaar Ay Kala Kulmaan Ragga Qaba

Daawo Film :- Cusub Oo Ka Hadlaya Dhibaatooyinka Dumarka Qaar Ay Kala Kulmaan Ragga Qaba

daajis.com:- Kooxda Dhambaal waxay idiin soo gudbinayaan film gaaban oo ay kaga hadlayaan Dhibaatooyinka baahsan ee ay dumarka qaarkii kala kulmaan raga qaba. 

filmkani wuxuu ka kooban yahay 2 qaybood oo isku xiga islamarkaana idin tusaya dhawrka qaybood ee uu u qaybsami karo dhibaateynta xaasaska oo kala ah mid qaylo iyo bahdalaad ku saabsan iyo mid taasi ay u sii dheer tahay jir dil.

Daawasho wacan:

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada