Daawo:- Isku Aadk Wareega 16-aad Ee Koobka Horyaalada Yurub Oo Maanta La Sameyn Doono Waxaa Qoray: Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Daawo:- Isku Aadk Wareega 16-aad Ee Koobka Horyaalada Yurub Oo Maanta La Sameyn Doono Waxaa Qoray: Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

daajis.com:- Waxaa maanta si rasmi ah loo sameyn doonaa isku aadka wareega 16-aad ee koobka horyaalada Yurub, waxaana haatan isugu soo hareyn tartankan qiimaha badan kooxaha ugu awooda badan qaarada Yurub.

Waxaa loo qori tuuri doonaa 16-naadi oo ka kala socdaan 8-dal oo qaarada Yurub ka mid ah, waxaana xusid mudan in wareegan qorituurkiisa 4-naadi oo Jarmal ah ka qayb qaadan doonaan waxaana dalka ugu kooxaha badan xili cayaareedkan naadiyada isugu soo haray.

16-ka naadi ee maanta loo qori tuuri doono 7-ka mid ah ayaa horey tartankan ugu guuleesteen sidaa darteed kooxaha inta badan tartankan hantaan weli wey ka dhex muuqdaan masraxa Yurub.

Goobta: Nyon, Switzerland
Saacada: 2:00 duhurnimo ee xiliga geeska Afrika
Halka Aad Ka Daawan Kartid: Live SS3
Tartanka: UEFA Champions League
Naadiga difaacaneyso tartankan: Real Madrid (Spain)
Kooxaha kaalimaha kowaad kusoo baxeen:

Club Atlético de Madrid (ESP), Real Madrid CF (ESP, holders), AS Monaco FC (FRA), Borussia Dortmund (GER), FC Bayern München (GER), FC Barcelona (ESP), Chelsea FC (ENG), FC Porto (POR)

Juventus (ITA), FC Basel 1893 (SUI), Bayer 04 Leverkusen (GER), Arsenal FC (ENG), Manchester City FC (ENG), Paris Saint-Germain FC (FRA), FC Schalke 04 (GER), FC Shakhtar Donetsk (UKR).

Marka la sameyn doono qorituurka wareega 16-aad labo naadi oo isku dal ah iskuma dhici doonaan sidoo kalena labo naadi oo hal qayb kasoo baxeen iskuma aadi doonaan.

8-naadi ee kaalinta 1-aad kusoo baxeen iyo kooxaha ay ku aadi karaan:

Atletico Madrid waxay ku aadi kartaa: Basel, Leverkusen, Arsenal, Manchester City, Paris, Schalke, Shakhtar

Real Madrid waxay ku aadi karaan: Juventus, Leverkusen, Arsenal, Manchester City, Paris, Schalke, Shakhtar

AS Monaco waxay ku aadi karaan: Juventus, Basel, Arsenal, Manchester City, Schalke, Shakhtar

Dortmund waxay ku aadi karaan: Juventus, Basel, Manchester City, Paris, Shakhtar

Bayern Munich waxay ku aadi karaan: Juventus, Basel, Arsenal, Paris, Shakhtar

Barcelona waxay ku aadi karaan: Juventus, Basel, Leverkusen, Arsenal, Manchester City, Schalke, Shakhtar

Chelsea waxay ku aadi karaan: Juventus, Basel, Leverkusen, Paris, Shakhtar

FC Porto waxay ku aadi kartaa: Juventus, Basel, Leverkusen, Arsenal, Manchester City, Paris, Schalke

xigasho: Laacib

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada