Daawo Muuqaal Filimkii :- " Eaten Alive" oo fashil ku dhamaaday & Aktarkii uu Maska cunay oo Tv-ga la hor keenay.

Daawo Muuqaal Filimkii :- " Eaten Alive" oo fashil ku dhamaaday & Aktarkii uu Maska cunay oo Tv-ga la hor keenay.

daajis.com:- Tv-ga NBC ayaa si toos ah wareeysi ula yeeshay Aktarka lagu magacaabo Paul Rosolie oo ahaa shaqsigii uu cunay ama sida dirqiga ah looga soo bad baadiyay maska weeyninka badan ee loo yaqaan ANACONDA kaas oo xiligaas si toos ah u jilayay Filimka fashilmay ee (Eaten Alive) .

Mr.Paul Rosolie oo arinta qabsatay ka sheekeeyay ayaa waxa uu sheegay in markii uu isku duubay Maska uuna sii marayay dhuuntiisa uu arkay caloosha Maska ama gudaha jirkiisa oo meel kasta la noqotay wax Madoow. Ninkaan oo ay badbaadiyeen shaqaalihii kale ee filimka la jilayay ayaa iminka waxa uu caan ka noqday Dunida kaas oo Tv kasta siinaya wareeysiyo kala duwan wuxuuna soo bandhigay qaabkii loogu kala cararay Filimka " Eaten Alive ".



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada