Waa kabaro 10 Xidig Ee Ugu Raacashada Badan Horyaalka Premier League-ga

Waa kabaro 10 Xidig Ee Ugu Raacashada Badan Horyaalka Premier League-ga

daajis.com:- Horyaalka England haatan waxaa la cayaaray 15-kulan wuxuuna marayaa meel xasaasi ah sidaa darteed waxaa lasoo bandhigay u qaas ah horyaalkan kuna saabsan laacibiinta ugu raacashada badan xili cayaareedkan.


Hadaba hoos kaga bogo xidigaha xili cayaareedkan shaqadooda aadka u sareyso kuna xeel dheer sida kubadaha looga reebo cayaartooyda ka hor imaadaan kulan walbo Premeirship-ka England:

1) Nathaniel Clyne, Southampton, Kulan walbo 4.6-jeer ayuu jalaafaa xidigaha ka hor imaadaan.

2) Mile Jedinak, Crystal Palace, Kulan walbo 4.1-jeer ayuu jalaafaa xidigaha ka hor imaadaan.

3) George Boyd, Burnley, Kulan walbo 4-jeer ayuu jalaafaa xidigaha ka hor imaadaan.

4) Mohamed Diame, Hull City, Kulan walbo 3.9-jeer ayuu jalaafaa xidigaha ka hor imaadaan.

5) Morgan Schneiderlin, Southampton, Kulan walbo 3.7-jeer ayuu jalaafaa xidigaha ka hor imaadaan.

6) Martin Kelly, Crystal Palace, Kulan walbo 3.6-jeer ayuu jalaafaa xidigaha ka hor imaadaan.

6) Antonio Valencia, Manchester United, Kulan walbo 3.6-jeer ayuu jalaafaa xidigaha ka hor imaadaan.

8) Ryan Mason, Tottenham, Kulan walbo 3.5-jeer ayuu jalaafaa xidigaha ka hor imaadaan.

8) Victor Wanyama, Southampton, Kulan walbo 3.5-jeer ayuu jalaafaa xidigaha ka hor imaadaan.

10) Nemanja Matic, Chelsea, Kulan walbo 3.4-jeer ayuu jalaafaa xidigaha ka hor imaadaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada